Please share, follow and like us:
09/11/2017

Doodii maanta uu ka qeyb galay Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo musharaxiinta kale.

Doodii maanta uu ka qeyb galay Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo musharaxiinta kale. Halkan Hoose Ka Daawo. Please share, follow and like us:
09/11/2017

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhammaan shacabka iyo Tageerayaasha Xisbiga Waddani.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhammaan shacabka iyo Tageerayaasha Xisbiga Waddani, mushar cabdiraxmaan cirro oo codsaday in la siidaayo dhalinyaro weerartay gurigiisa. Please share, […]
24/10/2017

Maalintii koowaad iyo Wacdarihii Ololaha ee ay soo bandhigeen Taageerayaasha Isbadaldoonka ah ee Xisbiga Waddani.

Kumanaan taageerayaasha xisbiga Waddani ah ayaa dhoolatusyo balaadhan ka sameeyay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland maalinta koowaad ee xisbigu u lahaa ololaha doorashada madaxtooyada […]
23/10/2017

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhamman taageerayaasha Xisbiga Waddani.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhamman taageerayaasha Xisbiga Waddani in ay ilaaliyaan Diinteena, anshaxa, akhlaaqda dhaqankeenaba. DAAWO MUUQAALKA. Please share, follow and like us: