Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka gudoomay lacag beesha makaahil Sacad Muuse.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Gaadhi Ambalas ah ugu Deeqay Degmada Huluul.
18/10/2017
Soo dhawayntii Taageerayaal ka soo jeeda Koonfurta Hargeysa iyo G/Hawd.
19/10/2017
Show all

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka gudoomay lacag beesha makaahil Sacad Muuse.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka guddoomay beesha makaahiil sacad muuse 10 kun oo Dollar. Musharax Cabdiraxmaan Cirro “Waxaanu ka digaynaa in dib loo sameeyo Gudiyada Nabadgelyada Gobolada ee Sharci-darada ah”

Soodhoweyntii Taageerayaal Badan oo kasoo jeeda Deegaanada Waqooyiga & Galbeedka Hargeysa.
Beesha Makaahiil Sacad Muuse  ayaa sheegay in ay Xisbiga WADDANI ay ku wareejiyeen lacag dhan 10 kun oo Dollar oo ay ugu tallo-galeen in ay kaga qeyb qaataan ololaha Doorashada ee Xisbiga WADDANI Iyo 10 Guri furayaashooda.

DAAWO SAWIRADA

 

(Visited 655 times, 1 visits today)
Please share, follow and like us: