Musharax Cabdiraxmaan cirro oo ka qeyb-galay dhallinyarada Guul iyo Guubaabo oo ka kala socday degmooyinka caasimadda Hargesya.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo labada musharax ee kale oo la kulmay Madaxweynaha JSL.
17/10/2017
Musharax Cabdiraxmaan cirro “waxaa lagaadhay Xiligii la idiin Adeegi lahaa, waxaa lagaadhay xiligii shacabka loo danayn lahaa”.
17/10/2017
Show all

Musharax Cabdiraxmaan cirro oo ka qeyb-galay dhallinyarada Guul iyo Guubaabo oo ka kala socday degmooyinka caasimadda Hargesya.

Murashax Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), wuxu maanta khudbad khuseysa siyaasadda dhallinyarada ee Xisbiga Waddani uu u jeediyey dhallinyaro tiro badan oo ka kala socday degmooyinka caasimadda Hargesya.
Murashaxu, wuxu dhallinyaradaasi kala hadlay arrimo badan oo khuseeya masiirkooda, shaqo abuurka, waxbarashada, ciyaaraha iyo weliba xaqiijinta hoggaamintooda siyaasaddeed ee dalka oo imikaba uu Xisbigu taas hirgeliyey.

DAAWO SAWIRADA.

(Visited 403 times, 1 visits today)
Please share, follow and like us: