Soo dhawayntii Taageerayaal ka soo jeeda Koonfurta Hargeysa iyo G/Hawd.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka gudoomay lacag beesha makaahil Sacad Muuse.
18/10/2017
Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhamman taageerayaasha Xisbiga Waddani.
23/10/2017
Show all

Soo dhawayntii Taageerayaal ka soo jeeda Koonfurta Hargeysa iyo G/Hawd.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiin hoggaanka sarsare ee xisbiga WADDANI ayaa manta kusoo dhaweeyey siyaasi-Kumishineer Cabdilaahi Jawaan, xildhaan Axmed M. Diiriye Nacnac, haween, dhalinyaro iyo taageerayaal aad u tiro badan oo ka soo jeeda koonfurta Hargeysa iyo gobolka Hawd.
“Taageerayaashani Maanta waxay garteen iney codkooda iyo cuddudodaba ay ku taageeraan  xisbiga waddani si ay u dhaliyaan isbadal horumarineed.

Waxaaney jawaab cad u tahay furaha guusha ee doorashada.

DAAWO SAWIRO.

(Visited 465 times, 1 visits today)
Please share, follow and like us: