Warbaahin

Warar

09/11/2017

Doodii maanta uu ka qeyb galay Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo musharaxiinta kale.

Doodii maanta uu ka qeyb galay Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo musharaxiinta kale. Halkan Hoose Ka Daawo. (Visited 665 times, 1 visits today)
09/11/2017

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhammaan shacabka iyo Tageerayaasha Xisbiga Waddani.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhammaan shacabka iyo Tageerayaasha Xisbiga Waddani, mushar cabdiraxmaan cirro oo codsaday in la siidaayo dhalinyaro weerartay gurigiisa. (Visited 586 […]
24/10/2017

Maalintii koowaad iyo Wacdarihii Ololaha ee ay soo bandhigeen Taageerayaasha Isbadaldoonka ah ee Xisbiga Waddani.

Kumanaan taageerayaasha xisbiga Waddani ah ayaa dhoolatusyo balaadhan ka sameeyay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland maalinta koowaad ee xisbigu u lahaa ololaha doorashada madaxtooyada […]
23/10/2017

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhamman taageerayaasha Xisbiga Waddani.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhamman taageerayaasha Xisbiga Waddani in ay ilaaliyaan Diinteena, anshaxa, akhlaaqda dhaqankeenaba. DAAWO MUUQAALKA. (Visited 466 times, 1 visits today)
19/10/2017

Soo dhawayntii Taageerayaal ka soo jeeda Koonfurta Hargeysa iyo G/Hawd.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiin hoggaanka sarsare ee xisbiga WADDANI ayaa manta kusoo dhaweeyey siyaasi-Kumishineer Cabdilaahi Jawaan, xildhaan Axmed M. Diiriye Nacnac, haween, dhalinyaro iyo taageerayaal […]
18/10/2017

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka gudoomay lacag beesha makaahil Sacad Muuse.

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo ka guddoomay beesha makaahiil sacad muuse 10 kun oo Dollar. Musharax Cabdiraxmaan Cirro “Waxaanu ka digaynaa in dib loo sameeyo Gudiyada Nabadgelyada […]

Videos

Doodii kululeed BBC iyo Musharaxiinta Somaliland YouTube

Pls Subscribe WadaniSomaliland's Youutbe and follow us on Facebook http://www.facebook.com/WadaniSomaliland http://www.facebook.com/Cabdiraxmaancirro Somaliland hargeisa burco hargeysa buuhoodle laascaanood ceerigaabo berbera borama sheikh xafladaha hurdo meherka urur gebilay Africa Somalia puntland bosaaso hees heeso siyaasad shir jaraaid interview sheeko riwaayad. Calanka wadani ah Djibouti uk London xamar ethiopia
(Visited 733 times, 1 visits today)

Fadlan Faafi oo La wadaag Asxaabtaada. Eng:// Please spread the word :)